Dhagxaan lagu jaray Wadooyinka soo gala xarunta Xisbiga Wadani (Daawo Sawirada)

Waxaa saakay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland laga dareemayaa xiisad ka dhalatay banaan baxa uu ku baaqay Hogaamiyaha Xisbiga Mucaarad ee Wadani Cabdiraxman Maxamed Cabdillaahi (Cirro) . Ciidamo badan oo katirsan booliiska Somaliland ayaa xalay iyo saakay la dhigay wadooyinka muhiimka ah ee magaalada Hargeysa gaar ahaan wadooyinka soo gala kana baxa xarunta Xisbiga Wadani. … Continue reading Dhagxaan lagu jaray Wadooyinka soo gala xarunta Xisbiga Wadani (Daawo Sawirada)